Wararka la xariira Khasaaraha qaraxii barqadii maanta ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan xarunta warashada Nacanaca oo ay ku taalo xarun ciidan ayaa waxaa qaraxaasi ku dhintaY Toban askari oo ay ku jiraan saraakiil, sida Radio Dalsan u xaqiijiyey Abshir Cabdullaahi oo ka mid ciidanka ku jira xeradaas, waxaana ku dhaawacmay in ka badan Toban kale.
Qof imiidaamiyey iskuna soo ekeeyey askari ayaa gudaha ugalay xerada, iskuna qarxiyey, markii uu dhex tagay ciidamada oo la sheegay inay tababar ay galeen subaxa hore uu usoo dhamaaday.
Halkaan hoose ka DAAWO SAWIRRAD:-