DAAWO SAWIRRADA: Doorashada Galmudug oo La’isla Galay Wareega Labaad

Waxaa wareega labaad u gudbay labada Musharax Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Axmed Shariif Cali Hilowle oo kala helay codadkii ugu badnaa ee wareega Koowaad.

89- mudane ee baarlamaanka Galmudug ayaa codeynaya oo dooranaya madaxweynaha cusub ee maamulka.

Halkaan hoose ka Daawo Sawirrada:

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media