Xasan Kurtun Calasoow oo ka mid ahaa Maxaabiista ku xirneyd xabsiga dhexe ee xamar ayaa dhawaan ku geeriyooday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Kiiska Marxuumka ayaa waxaa kazoo baxaya warar kala duwan eheladiisu waxay sheegeen in sababta geeridiisu ay ku timid awood sheegasho uu muujiyey Taliyaha Xabsiga dhexe Gen. Xirsiile kadib markii uu xoog ugala baxay isbitaal caafimaad ahaan loo geeyey.
Dhinaca kale Taliyaha Xabsiga dhexe ayaa ka hadlay eedeynta loo soo jeediyay.
Hoos ka Daawo Warbixintan oo uu ka diyaariyey Wariye Mohamed Abdi Hassan Iidle.