Dood furan oo looga hadlayay  Xeerka Dhismaha Hay’adaha Naafada qaranka ayaa waxaa lagu qabtay magalaad Muqdsiho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana doodadda ka qayb galay Mas’uuliyiin iyo marti sharaf kale kuwaas oo ka hadlay kulanka.
Hoos ka daawo Doodda furan ee  looga hadlayay  Xeerka Dhismaha Hay’adaha Naafada qaranka