Daawo:-Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan “Waxaan dalbanayaa in la i cafiyo,waxan ahay qofkii ugu badnaa..

Ganacsade abuukar Cumar Cadaan oo Wareysi siiyay Dalsan Media Group ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheekto,hayeeshee uu dalbanayo in la cafiyo.

“Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax laga sheegto,aniga waan idin cafiyey ee Shacbaka Soomaaliyeedow idinkana I cafiyo ayuu yiri Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan”

Hadalakan ayaa ku soo aadayo saacado kadib markii Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium ee Magalada muqdisho uu Muxaadaro Ciwaankeedu ahaa”Cafi walaalkaa” uu ku qabtay Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim(Kenyaawi)

Hoos Ka Daawo Muqaalka oo dhameystiran.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor