Guddiga doorashada Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay in dib loogu laabanyo codeynta xildhibaanada kadib markii Warqada ay ku qornaayeen Musharixiinta laga tagay mid ka mid ah Musharixiinta.
Guddiga ayaa sidoo kale Xildhibaanada iyo korjoogtada hortooda ku soo bandhigay Warqadii ay ku qornaayeen musharixiinta oo ka aheyd midabka Jaalaha, iyaga oo soo bandhigay Warqad kale oo ah midbka Cadsanka sidaasna ay ku bilaaban doonto codeynta Xildhibaanada.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com