Mame Diouf oo u ciyaara kooxda Stoke city ee horaalka dalka ingiriiska kana soo jeeda dalka Senegal ayaa la xqiijiyay in ay hooyadii ku geeriyootay is buurashadii xajka ka dhacday.
Maamulka Guud ee Kooxda Stoke ayaa u tacsiyaysay ciyaaryahankooda, iyagoona sheegay in ay tageero la garab taaganyihiin.
Dawladda Sacuudiga ayaa ku dooday in isbuurashadaasi Makkah agteeda ay ku dhinteen 769, balse saraakiil kale ay sheegeen in ay ku geeryoodeen 1,000 qof.