• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciiddanka Kenya oo 400-million oo Dollar ka hela Sonkorta Suuqa madow lagu geliyo Kenya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 12, 2015
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 4 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


KDF 2

Warbixin ay maanta soo saareen Koox Suxufiyiin Kenyan oo lagu magacaabo “Journalists for Justice rights group” ayaa waxaa lagu heshay in Hawlaha sida qarsoodiga Sonkorka ka soo degto Dekedda Kismaayo loogu gudbiyo xuduudka Kenya ay faa’ido ku qabaan Ciiddanka Kenya.

 

Warbixinta waxaa kaloo lagu sheegay inay Xarakadda Alshabaab ee xiriirka la leh Ururka Alqaacida ay ka macaashaan Lacagaha ay ka helaan Gaadiidka lagu daabulo Sonkorta Kontorobaanka, isla markaana ay Kharajkaasi u adeegsadaan Hawlgalka Dagaal ee ay kula jiraan Dowladda Somalia iyo Hawlgalka AMISOM.

Warbixinta oo asaas looga dhigay Cilmi-baaris dhowr bilood ka socotay gudaha Somalia iyo Kenya, oo ay ku jireen Wareysiyo lala yeeshay Saraakiil ka tirsan QM, Ciiddanka Kenya, Ilo Sirdoonka Reer Galbeedka, Ganacsatadda Sonkorta, Xaamilayaasha iyo Dareewalladda kaxeeya Gaadiidka lagu daabulo Sonkorta Kontorobaanka.

Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay in Maamulka Jubbaland iyo Xarakadda Alshabaab ka wada qaataan Canshuur gaadiidka Dhuxusha iyo kuwa Sonkorta ee isaga kala goosha Kismaayo ilaa xuduudka Kenya ee Dhobley Liboy.

Warbixinta waxay ku eedeysay Sarkaal sare oo ka tirsan Milliteriga Kenya  inuu ku lug leeyahay Shabakadda ka shaqeysata Sonkorta Kontorobaanka loo geliyo Kenya.

Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu Badbaad iyo Iskaashi aan la shaacinin la leeyahay Hoggaamiyayaasha Siyaasadda ee Kenya.

Kooxda Suxufiyiinta soo saartay Warbixinta waxay sheegeen in Kharajka guud ee laga helo Sonkorta Kontorobaanka lagu geliyo Kenya kharaj u dhexeeya 200 million oo Dollar ilaa 400-million oo Dollar.

Baaritaanka waxaa kaloo lagu ogaaday inay Ciiddanka Kenya ay canshuur ka qaataan Loor kasta oo Sonkor oo laga soo dejiyo Dekedda Kismaayo iyo kuwa loo sii raro gudaha dalka Kenya.

Kharajka ay Ciiddanka Kenya ka helaan Canshuurtaasi ayaa la sheegay inay sannadkiiba uga soo xerooto lacag dhan 50-million oo Dollar.

Warbixinta Suxufiyiinta Xuquuqda Caddaaladda  “Journalists for Justice rights group” waxay ku eedeeyeen Ciiddanka Kenya inay si baahsan u geystaan Tacadiyo ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha, o oay ku jirto Kufsi, Jirdil, Xarig iyo duqeyn dhinaac Diyaaradaha oo lala beegsaday goobaha ay isugu yimaadaan dadka badan iyo Xoolaha, halkii ay ka duqeyn lahaayeen Xerooyinka lagu tababaro Dagalaamayaasha Xarakadda Alshabaab.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka Kenya, Kolonel David Obonyo waxa uu beeniyey Eedeymahaasi, wuxuuna ku dooday inay Ciiddanka Kenya hawl adag ka hayaan Hawlgalka AMISOM.

© Radio Dalsan

KDF 1KDF 2KDF 3

Previous Post

(KHAAS): Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo gudanaya Waajibaadka Cimradda.

Next Post

Bayaanka Riyadh Decleration oo lagu taageeray dadaalka Dowladda Federalka ee soo-celinta Nabadda Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

June 15, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

June 15, 2025
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Next Post

Bayaanka Riyadh Decleration oo lagu taageeray dadaalka Dowladda Federalka ee soo-celinta Nabadda Somalia

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

by Ilhaan
June 15, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
  • Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00