• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciiddanka KDF ma difaaci karaan Sed-buriga Kenya ee xuduud-baddeedka Somalia !!!

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 20, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mashaqo Siyaasadeed oo nooceedu cusub yahay ayaa ka dhex aloosan Dowladaha Somalia iyo Kenya, kadib, markii ay Dowladda Somalia ay isbuucii hore u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ICJ gal-dacwadeed ka dhan ah tallaabadda ay Dowladda Kenya ku sheeganayso xuduud-baddeedka lagu murunsan yahay.

Xiriirka Labada Dowladood ayaa ahaa mid ulo booc ku tukabayo, mana jirto Kalsooni-Siyaasadeed iyo Xiriir ku dhisan Dacaadnimo iyo Derisnimo.

Gilgilka Siyaasadda ayaana waxaa loo aaneynayaa iyadoo Dowladda Kenya weli u hamuun qabto inay xoog ku maquuniyaan Rabitaanka Soomaalida, waxayna haatan wadaan Mashruuc Labo Afle ah, haddii uusan saddex afle ahayn.

Gorgortanka Qaxootiga Soomaalida, Muranka Badda iyo Dhismaha Derbiga lagu xalaalaysanayo qeybo ka mid ah dhul-xuduudeedka Somalia ayaana ah arrimo aad khatar ugu ah Midnimadda Qaranka Somalia.

Hawlgalkii Difaaca Dhulkaaga “Operation Linda Nchi” ama Protect the Country ee ay Kumanaan Ciiddamo ka tirsan Milliteriga Kenya (KDF) ku soo galeen gudaha dalka Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii ayaa ahayd xeellad dahsoon oo ay Kenyanka kaga faa’ideysteen calawsanaanta Nabadda Somalia iyo  khatarta ay Dagaalamayaasha  Xarakadda Alshabaab ku hayeen Kenya.

Kaartadda ay Ciiddanka Kenyanka fariisimadda kaga dhigteen Goballadda Jubbooyinka ayaana ahayd qorshe qarsoonaa o olagu difaacayo Danaha Kenya.

Hagardaamadda Kenyanka maleegayaan ayaa haatan lagu soo baraarugay, kadib, markii uu sii laba lixaadsaday  muranka xuduud-baddeedka oo soo taagnaa lixdii sanno ee ugu dambeysay.

Siyaasiyiinta Kenya kuma farxin tallaabadii ay Dowladda Federalka Somalia bishan July 13-dii ugu gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka “ICJ” dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya ee ku aadan Milkiyadda xuduud-baddeedka Somalia ee ay Kenyanka doonayaan inay boobaan.

Waana ayaan-darro haddii ay Dowladaha deriska u arkaan Somalia cad hilib ah oo kale oo la iska feenan karo, waana gocasho taariikheed inaysan qeybaha Ciiddamadda Qaranka haatan  cudud u lahayn inay Awood Milliteri ku maquuniyaan Damaaciga Kenyaanka.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Kenya, Ndung’u Gethenji  ayaana si dulmi-siyasaasadeed ka muuqato ku sheegay inay Soomaalida doonayaan inay boobaan Badda Kenya, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu ku baaqay in Milliteriga Kenya (KDF) loo daad-gureeyo Badda lagu murunsan yahay, si ay u difaacaan waxa uu ku tilmaamay Badda Kenya.

Sed-bursi-doonka Kenyaanka ayaa u muuqda mid ay Sharci ahaan ku fashilmeen, mana muuqato xitaa inay awood u leeyihiin inay Ciiddanka Soo-ma-jeestayaasha Milliteriga Somalia ka libin helaan, maadaama ay Dowladda Kenya loodin kari la’ yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab ee had iyo jeer ku durduriya Ciiddanka KDF.

Markaynu isku soo duubno, waxay xaalladdu xilligan taagan tahay Axyaa Waddani, waana inaynu u midownaa sidii aynu dalkeenna uga difaaci lahayn  boobka ay Kenyaanka ku doonayaan inay ku xalaalaysteen qeybo ka mid ah Berrigeenna iyo Baddeenna.

Attachments

Previous Post

Barlamaanka Kenya oo ku baaqay in Ciiddanka KDF loo daad-gureey xuduud-baddeedka lagu murunsan yahay

Next Post

Kenya Parliament wants KDF deployed to “safeguard” territorial water from Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Warar

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

July 17, 2025
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
Warar

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

July 17, 2025
Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
Warar

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

July 17, 2025
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.
Warar

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.

July 17, 2025
Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

July 17, 2025
Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il
Caalamka

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il

July 17, 2025
Next Post

Kenya Parliament wants KDF deployed to “safeguard” territorial water from Somalia

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.

by Ilhaan
July 17, 2025
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Warar

Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
Warar

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
Warar

Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.
Warar

Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Puntland oo Shaacisay Mowqifkeeda Ku Aaddan Maamulka SSC-Khaatumo

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa’il
Caalamka

Madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee Suuriya oo eedeyn u jeediyay israa'il

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bilan Media waxay Bixisay Deeq Qorista oo $1,000 ah oo Loogu Talagalay Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Shiray Gurmadka Abaarta Awdal iyo Arrimo Kale oo Muhiim ah
  • Dagaal xooggan oo ka socda deegaan hoostaga degmada Ceelbuur.
  • Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00