Ciidanka Booliska Puntland oo howggallo ku soo qabtay Xashiish iyo Dad ka Ganacsanayay

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Bari ee Degmada Garoowe ayaa hawl-gal ay ka sameeyn Xaafadda Waaberi ku soo qabtay 11 kilo Xashiish ah iyo 3 qof ka ganacsanayay maandooriyaha.

Ciidanka Booliska ayaa xoojiyay hawl-galada looga hor-tagayo falalka amni xumo ee caasimadda oo inta badan ay sababaan dadka isticmaala maandooriyaha ama ka ganacsadda.

Booliska ayaa uga mahadceliyay shacabka sida wanaagsan ay ula wadaageen shaqeeyn.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor