Ciidamadda Jubba iyo Kuwa Kenya oo La Wareegay Jasiiradda Kudhaa

Ciidamadda Maamulka Jubba iyo kuwa Dowladda Kenya ayaa saakay Dib ula Wareegay Jasiiradda Kudhaa Ee Gobolka Jubbadda Hoose oo ay hore u go’doomisay Xarakadda Al Shabab.

Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhacay ka hor inta aysan Ciidamadasi la Wareegin Jasiiradda.

Kudhaa Waxa ka arimin jirtay Xarakadda Al Shabab waxa ayna 130 KM Dhinaca Galbeed ay ka xigtaa Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor