Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka hrlayso magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay gacanta ku dhigeen qaraxyo.
Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ku jiray Jaakad Lana dhigay waddo ku taalla bartamaha magaalada Gaalkacyo itada oo ay kala fur fureen ciidamada amnigu ka hor inta atsan qarxin.
Dhinaca kalana taliska booliiska ayaa iskugu yeeeay warbaahinta iyada oo faahfaahin dgeeraad ah ay ka bixin doonaan Jaakaddaan iyo nooca qaraxa ku jiray iyo qorshaha lala damacsanaa.