Boliska magaalladda New York ayaa sheegay inuu Ninkaasi gaariga jiirsiiyey dad baaskiilo watay iyo kuwo ku lugaynayey waddada dhinaceeda ee...
Wakaalladda Wararka dalka Romania ee AGERPRES ayaa sheegtay inay Ciiddanka Xuduudaha ee dalkaasi soo badbaadiyeen 71 Qaxooti oo khatar ugu jira...
Boliska Japan waxay maanta gacanta ku dhigay Nin 27-jir ah, kaasi oo dhismihii uu deganaa laga helay Qaboojiyayaal uu ku...
Hay’adda QM ugu qaabilsan Waxbarashadda, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa soo saartay Qiimeyn ay ku samaysay ku-dhawaadka boqolka Jamaacadood...
Maxkamadda Sare ee magaalladda San Diego ee dalka Maraykanka waxaa shalay la soo taagay 3 nin oo Maraykan, kuwaasi oo...
Taliyihii hore ee Hawlgalka AMISOM, Karamire oo u dhashay dalka Uganda ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska The...
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday...
Madaxa Siyaasadda Dibedda ee Ururka Midowga Europe. Federica Mogherini ayaa ugu baaqday Madaxda DFS iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda inay u midoobaan sidii loola...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Dacwaddii ugu ballaarnayd ee Kiiskaasi ayaa maanta la soo taagayaa in ka badan 230 Eedeysanayaal ay ku jiraan Jeneraalo hore,...
Mid ka mid ah Saraakiisha Caalamiga ee sida dhow ula shaqeeya Dowladda Federalka ayaa gaashaanka ku dhuftay wararka sheegaya in...
Cawad Axmed Cashara oo mar ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamaankii KMG,ka ahaa xiligii dowlad Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday...
We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.