Cali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeen Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Axmed Cusmaan Cabdulle ( Axmed Inji).

Hoos ka aqriso warqadda Xilka qaadista

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor