CADAADO Dhageyso Wareysi :Xiisado Ka Dhashay Gabar 7 jir oo la Gowracay iyo guryo la gubay

Wararka ka imaanya Degmada Cadaado ayaa sheegaya in haweeneey ay gowracday gabar 7 jir ah halkaasna xiisad ka dhalatay dad u badan haween iyo caruur ay ku qamaamen xaafadihi ay daganeyd haweeneydi falkaas geesatay kadibna dab ay qabadsiiyeen qaar ka mid ah guryihi halkaas ku yiilay

Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay oo baaris ku wada , waxaana xiisada ku soo baxay dadka deegaanka iyadoo xiisada la qaboojiyey .

Rabshadan ayaa waxaa ku geriyooday nin la sheegay inuu ka mid ahaa dadki difaacayey ka hortagayey mudaahadayaasha

 

Wareysi arinta ku saabsan siyaasiga Dahir Shidane ayaa Radio kala hadlay

Dhagayso

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media