Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ka doodaya Sharciga axsaabta siyaasada Dalka

Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankooda uga doodi doonna sharciga axsaabta siyaasada Wadanka sida aan ka soo xiganay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Sonna.

Sharciga Axsaabta siyaasada ayaa maraya akhrintiisa labaad,waxaana Maanta la filayaa in xildhibaan ay si aad ah uga doodan.

Dalka ayaa imminka galaya xiliyo doorasho iyada oo imminkana ay dhowr musharax ku dhawaaqen musharaxnimadooda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor