Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta dhaarin doonna Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Baarlaamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta dhaarin  doonna Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dalka Soomaaliya.

Wariye ka tirsan Radio Dalsan oo ku sugan Xarunta Golaha Shacabka oo ah Halka ay ku shiran Xildhibaanadda Baarlamaanka ayaa soo sheegaysa in Maanta halkasi lagu dhaarin doono labas guddi.

Wararka arintasi la xiriira halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor