Askar lagu dilay Is-qarxin ka dhacday dalka Liibiya.

Afhayeen u hadlay Ciiddanka Qaranka Libya (NLA) ee uiu hoggaamiyo Khaliifa Xaftar ayaa sheegay in 4 Askari lagu dilay Is-qarxin shalay ka dhacday magaalladda DERNA ee Bariga dalkaasi.

Afhayeenka Ciiddanka Qaranka Libya (NLA), Axmed Al-mismari ayaa sheegay in Nin watay calan cad uu gaari miineysan la beegsaday Koox Askar ah, halkaasi oo uu Askar ku dilay, kuna dhaawacay.

Dhinaca kale, Ciiddanka Khaliifa Xaftar iyo Maleeshiyo Islaami ah ayaa shalay ku daagaalamay bartamaha magaalladda DERNA iyo AL-MAGHAR sida uu Afhayeenka Kooxda Khalifa Xaftar u sheegay Telefishinka Libya Channel.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media