inta badan Ardaydii Jaamacadda Garissa ayaa ka tagay Dhismaha Xarunta Jaamacadda oo ay Khamiistii Weeraren Xarakadda Al Shabab.
Weerarkasi waxa lagu dilay 147 waxana Lagu dhaawacay 79 Â Ruux oo u badnaa Ardaydii Jaamacadda.
Imminka Dhismaha Jaamacadda Waxa degan oo kaliya Ciidamadda gaarka Ee Dowladda Kenya,waxana isaga tagay Ardaydii Baran jiray Kuliyadaha Jaamacadda.
Kenya waxa ay sheegtay iney adkeyneyso Ammaanka Waqooy-Bari Dalka Kenya waxana ay ku soo roogtay Bandow Xoogan.