AMISOM oo Cambaareysay Weerarka Garissa

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Maman Sidikou ayaa Si xoogan u cambaareeyay Weerarka Al Shabab ay kula Wareegtay Dhismaha Jaamacadda Garissa.

Maman Sidikou oo Wareysi siiyay BBC Africa ayaa shaaciyay in AMISOM ay aad uga xun tahay Weerarka oo ay ku dhinteen 70 Arday,sido kale ay ku dhaawacmeen 71 kale.

AMISOM ayaa sido kale ku Cambaareysay Weerarkasi War kooban oo ay ku soo qortay Barteeda Twitterka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor