• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

AMISOM oo bilowday Hawlgal lagu dayactirayo Waddooyinka muhiimka ee Maamulka HirShabelle.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 18, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka AMISOM qaadi doonaan Hawlgal loogu magac daray Hawlgalka Baciidka “Antelope Operation”, kaasi oo ay doonayaan inay furan Waddooyinka muhiimka ee Maamul-gobaleedka HirShabelle.

Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, kuna sugan Gobalka Sh/dhexe ayaana Hawshaasi loo xil-saaray, sida uu sheegay War-saxaafadeed shalay ka soo baxay Ururka Midowga Afrika ee AU.

Taliyaha Qeybta 5-aad ee Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guuto Venuste Nduwayo ayaa tilmaamay inuu Hawlgalkaasi horey u bilaabeen, laguna dayactiray in ka badan 150 KM ee dhulka hodanka ku ah Beeraha ee HirShabelle.

Waddooyinka ay Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM  fulinayaan waxaa ka mid ah Jidka isku xira Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha, Deegaanka Biyo-cadde ilaa Jowhar, Mahadaay ilaa Ceel-baraf, Biyo-cadde ilaa Raage Celle iyo Raage-ceele ilaa Muqdisho, waa sida lagu xusay War-saxaafadeedka AU-da oo lagu daabacay Websaytka AMISOM.

Hawlgalkaasi oo bilowday bishan December 11-dii ayaa waxaa booqasho Kormeer ah ku tegay  Ergayga Gaarka ee AU-da ee Somali, Francisco Madeira, Madaxweynaha HorShabelle, Cali C/llahi Cosoble.

Dhinaca kale, Hawlgalkaasi oo qaadan doono ugu yaraan 3 bilood ayaa waxaa Kharajka ka taageerayo Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia (UNSOS) iyo Hay’adda QM ee Adeegga Miinooyinka (UNMAS).

©Radio Dalsan

Previous Post

Akhriso:- Gudiga Khilaafaadka Oo Musuq-Maasuq Ku Eedeyay Gudiyada Doorashada Maamul Goboleedyada.

Next Post

Gabdho Somali-Canadian walaalo ah oo lagu dilay caasimadda dalkaasi ee Ottawa.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Next Post

Gabdho Somali-Canadian walaalo ah oo lagu dilay caasimadda dalkaasi ee Ottawa.

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

by Ilhaan
May 17, 2025
0

 Hal qof ayaa ku dhintay, labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax miino uu maanta ka dhacay meel...

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 17, 2025
0

Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa habeenimadii xalay fuliyay weerar qorsheysan oo ka dhan ah kooxaha Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay...

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

by Liban
May 17, 2025
0

At least one person has been killed and two others injured in a landmine explosion that occurred today near the...

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

by Liban
May 17, 2025
0

Mogadishu – Saturday's scheduled session of the House of the People of Somalia’s Federal Parliament was unexpectedly cancelled, sparking speculation...

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport
English News

Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions
English News

Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Information Minister Attends Islamic World–Russia Culture Congress in Kazan, Highlights Culture as a Bridge for Peace and Cooperation
English News

Somalia’s Information Minister Attends Islamic World–Russia Culture Congress in Kazan, Highlights Culture as a Bridge for Peace and Cooperation

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
  • Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
  • Explosion Causes Casualties Near Baraawe Airport
  • Federal Parliament Session Cancelled Amid Fears of Potential No-Confidence Motions

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00