Al Shabab oo Qarax ismiidamin ah La Eegatay AMISOM

Qarax xoogan oo ismiidamin ah ayaa Lagula Eegtay Ciidamada AMISOM Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Qaraxa waxa ka dhashay khasaare Xoogan oo soo gaaray Ciidamada AMISOM balse weli si rasmi ah looma xaqiijin karo inta uu la egyahay.

Dad deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa lagu dhuftay Kolonyo AMISOM oo Halkasi maraysay.

Al Shabab ayaa dib ula Wareegay Magaalada Kuntuwarey iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose.

Comments
Loading...