Akhriso:-Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka”Waa in lala socdaa Hab dhaqanka Guracan ee Dowladda Farmaajo & Kheyre”

Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka oo ka mid ah xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira,isla markaana uu hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir Xasan Xuseen Maxamed Muungaab ayaa aad u dhaliilsay Siyaasada ay k dhaqmaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomalaiya.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga ayaa waxa marka hore lagu cambaareeyay falkii dhawaan Dowladda Soomalaiya ku joojisay Simaano iyo tababaro ay qabsan lahaayeen Xisbiyada kala ah wadajir oo uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo Xisbiga UPD oo uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in Dastuurka dalka uu Xisbiyada u ogolaanayo isu-soo baxa ka hadlida figradooda Siyaasadeed,waxaana Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ka dalbadeen.

1: In Xildhibaanada labada Aqal ka shiraan kana hortagaan hab dahqanka sharcidarada ah ee Madaxda Dowladda.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga Cadaalada iyo Horumarka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor