Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saartay Cudurka halista ee Caalamka oo dhanka Digniino kasoo saaray ee Coronovirus.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaadadda Caafimaadka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in uusan weli jirin xaalad la xiriirta Cudurka Coronovirus oo soo galay dalka.
Sidoo kale Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay ka qeyb qaataan ka hortaga iyo la dagaalanka Cudurka Coronovirus, kaasi oo dad badan ay u geeriyoodeen.
Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka.Â