Maamulka gobolada dhexe ee Ahlsu sunna Wajmaaca ayaa maanta Dhuusa-mareeb uga dhawaaqay inuu bur buray wada hadalkii ay la lahaayeen dhinaca Galmudug.
Madaxda Ahlu sunna ayaa ka hadlay waxa keenay inuu fashilmo wada hadalka, waxaana Saadaq Sheikh Yuusuf guddoomiyaha baarlamaanka maamulka gobolada dhexe uu sheegay inya iyagu dalbadeen marka hore madaxweynaha Galmudug, la’iskuna fahmi waayey, islamarkaana uu xusay in lagu heshiin waayey wax wada qeybsiga labad dhinac, si loo dhiso maamul loo dhan yahay.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.