Ciidamadda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Maanta la wareegay Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud.
Ahlu Sunna ayaa Magaaladda la wareegtay kadib Dagaal xoogan Xalay ilaa iyo saakay ka socday Magaaladda.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Ahlu Sunna iyo Ciidamo kale oo taabacsan Maamulka Galmudug.