Aadan Madoobe oo Magacabay Guddiga farsamo ee dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha ayaa Magacabaay Guddi ka kooban ilaa iyo 7 xubnood oo ka shaqeyndoona shirka dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Waxaana Guddigaan Guddoomiye looga dhigay Yuusuf Xasan Isaaaq.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor