• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dowladda Canada oo ka hadashay Weerarkii ka dhacay Kismaayo

Bilan Media by Bilan Media
July 13, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Kamada ayaa waxaa ay ka hadashay weerarkii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo,kaasi oo lagu qaaday Hotelka Madiina (Ex-cascaseey) oo ku yaalla Magaaladaas.

Kamada ayaa sheegtay inay ka war heleen weerarka ku Bilowday qaraxa iyo midka tooska ahaa ee ka dhacay Kismaayo,hayeeshee aysan xaqiijin karin Aqoonsiyadda Dhibanayaasha ah.

Qunsulliyadda Kanada ee ku taalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ayaa la sheegay inay la xiriirtay Mamaulka Maxaliga,si loo ururiyo warbixinta ku aadan qaraxaasi.

Weerarkaasi oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab sheegteen waxa uu qaatay muddo 13-saacadood, iyadoo Hay’addaha Ammaanka ee Jubbaland ay soo gebagebeeyeen Hawlgalkii lagu soo af-jaray weerarkii ka dhacay Hotelka Madiina.

Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa kamid  ah Weriye Hodan Naaleeye oo aheyd Gabar siweyn looga yaqaanay baraha Bulshad kana timid dalka Canada, Fariid Jaamac oo isna ahaa Seyga Hodan Naaleeye, Maxamed Cumar Sahal Gacmo Dheere oo Wariye ahaa,kaasi oo u shaqeyn jiray TV-ga SBC iyo Radio Ergo.

Sidoo kale dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray Musharax Madaxweynanaha maamulka Jubbaland Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo maalmo kahor tagay Kismaayo kana waday olole iyo Mahad Xaji Abdulahi Nuur (Garguurte) oo ahaa Nin Ganacsade ah,kaasi oo saakay Meydkiisa laga helay gudaha Hotelka Cas-caseey.

Marxuumadda Hodan Naaleeye oo caan ku ahayd Baraha Bulshadda sida Facebook iyo Twitter, waxayna Boggeeda Instagram-ka oo keliya ku lahayd 152,000 oo Macaamil.

Previous Post

Akhriso:-Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Kismaayo

Next Post

Tirada dadka Shisheeyaha ee ku dhintay weerarkii Kismaayo oo la shaaciyay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Trump Doubles Steel Tariffs, Declares ‘Golden Belt’ Era in Pennsylvania — But Questions Swirl Over Nippon Deal
Warar

Trump Oo Laba Jibbaaray Canshuuraha Birta, Ku Baaqay “Xilligii Suunka Dahabka” Ee Pennsylvania – Laakiin Su’aalo Ka Taagan Heshiiska Nippon Steel

May 31, 2025
Somalia Appoints New Ambassador to Yemen Amid Renewed Diplomatic Push
Warar

Soomaaliya Oo Magacawday Safiir Cusub Oo Yemen U Fariisanaya Iyada Oo Loo Jeedo Xoojinta Xiriirka Diblomaasiyadeed

May 31, 2025
Somalia Launches National Human Rights Commission Exam with Transparency and Reform in Focus
Warar

Somalia Oo Si Rasmi Ah Uga Furtay Imtixaanka Qorista Xubnaha Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Xuquuqul Insaanka

May 31, 2025
New Somali MPs Elected in Jowhar to Fill Vacant Parliamentary Seats
Warar

Hirshabeelle oo si nabad ah u qabatay doorasho lagu buuxiyay laba kursi oo bannaan oo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan

May 31, 2025
Soomaaliya oo Loo Doortay Golaha Fulinta ee UN-Habitat
Warar

Soomaaliya oo Loo Doortay Golaha Fulinta ee UN-Habitat

May 31, 2025
Duqeyn Cirka ah oo Lagu Weeraray Saldhigyo Al-Shabaab ku Lahaayeen Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe
Warar

Duqeyn Cirka ah oo Lagu Weeraray Saldhigyo Al-Shabaab ku Lahaayeen Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe

May 31, 2025
Next Post

Tirada dadka Shisheeyaha ee ku dhintay weerarkii Kismaayo oo la shaaciyay

Trump Doubles Steel Tariffs, Declares ‘Golden Belt’ Era in Pennsylvania — But Questions Swirl Over Nippon Deal

Trump Oo Laba Jibbaaray Canshuuraha Birta, Ku Baaqay “Xilligii Suunka Dahabka” Ee Pennsylvania – Laakiin Su’aalo Ka Taagan Heshiiska Nippon Steel

by Liban Gesey
May 31, 2025
0

 Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu laba jibbaaray canshuuraha ku soo rogmaya birta...

Somalia Appoints New Ambassador to Yemen Amid Renewed Diplomatic Push

Soomaaliya Oo Magacawday Safiir Cusub Oo Yemen U Fariisanaya Iyada Oo Loo Jeedo Xoojinta Xiriirka Diblomaasiyadeed

by Liban Gesey
May 31, 2025
0

Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u magacowday Safiir cusub oo u qaabilsan Jamhuuriyadda Yemen,...

Somalia Launches National Human Rights Commission Exam with Transparency and Reform in Focus

Somalia Oo Si Rasmi Ah Uga Furtay Imtixaanka Qorista Xubnaha Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Xuquuqul Insaanka

by Liban Gesey
May 31, 2025
0

Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furtay Muqdisho imtixaanka qoraalka ah ee loogu tartamayo...

New Somali MPs Elected in Jowhar to Fill Vacant Parliamentary Seats

Hirshabeelle oo si nabad ah u qabatay doorasho lagu buuxiyay laba kursi oo bannaan oo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan

by Liban Gesey
May 31, 2025
0

Jowhar, Soomaaliya — Maanta xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay doorasho si hufan oo nabad ah, taasoo lagu buuxinayay laba...

Trump Doubles Steel Tariffs, Declares ‘Golden Belt’ Era in Pennsylvania — But Questions Swirl Over Nippon Deal
Warar

Trump Oo Laba Jibbaaray Canshuuraha Birta, Ku Baaqay “Xilligii Suunka Dahabka” Ee Pennsylvania – Laakiin Su’aalo Ka Taagan Heshiiska Nippon Steel

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Appoints New Ambassador to Yemen Amid Renewed Diplomatic Push
Warar

Soomaaliya Oo Magacawday Safiir Cusub Oo Yemen U Fariisanaya Iyada Oo Loo Jeedo Xoojinta Xiriirka Diblomaasiyadeed

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches National Human Rights Commission Exam with Transparency and Reform in Focus
Warar

Somalia Oo Si Rasmi Ah Uga Furtay Imtixaanka Qorista Xubnaha Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Xuquuqul Insaanka

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Somali MPs Elected in Jowhar to Fill Vacant Parliamentary Seats
Warar

Hirshabeelle oo si nabad ah u qabatay doorasho lagu buuxiyay laba kursi oo bannaan oo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo Loo Doortay Golaha Fulinta ee UN-Habitat
Warar

Soomaaliya oo Loo Doortay Golaha Fulinta ee UN-Habitat

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Somali MPs Elected in Jowhar to Fill Vacant Parliamentary Seats
English News

New Somali MPs Elected in Jowhar to Fill Vacant Parliamentary Seats

May 31, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Trump Oo Laba Jibbaaray Canshuuraha Birta, Ku Baaqay “Xilligii Suunka Dahabka” Ee Pennsylvania – Laakiin Su’aalo Ka Taagan Heshiiska Nippon Steel
  • Soomaaliya Oo Magacawday Safiir Cusub Oo Yemen U Fariisanaya Iyada Oo Loo Jeedo Xoojinta Xiriirka Diblomaasiyadeed
  • Somalia Oo Si Rasmi Ah Uga Furtay Imtixaanka Qorista Xubnaha Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Xuquuqul Insaanka
  • Hirshabeelle oo si nabad ah u qabatay doorasho lagu buuxiyay laba kursi oo bannaan oo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00