Cudurka Daacuunka ayaa ka dilaacay degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool,Cudurkaa ayaa soo ritay dad badan waxaana wararka ay sheegayaan in 72-saacadood gudahood cudurkaa ay u geeriyoodeyn 32-qof .
Dadka geeriyooday ayaa isugu jira dad waa weyn iyo caruur, iyada oo intaa tiro ka badan ay iminka la il daranyihiin.
Axmed Saciid Axmed iyo Ubaxa Maxamuud oo kamid ah dadka ku dhaqan Degmaadasi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka warbixiyay Xaaladaha Caafimaad ee ka taagan deeganadaasi
Waxana ay ka deeriyeen noloshada dadka halkaa ku nool oo ay sheegeyn in degmadaa uu ka dilaacay Cudurka Dacuunka kaa oo fara ba’an ku hayo deegaanadaasi,waxaana ay dalbadeyn in Hey’adaha Samafalka iyo Dowlada Federaalka ay usoo gurmadaan dadkaasi dhibaatada nololeed wajaha.
Halkan ka dhageyn labo kamid ah Dadka Degmada Ceel-Barde: