Mogadishu, 28 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Warar kala duwan ayaa waxay ka soo baxayaan Dagaalladda weli ka socda magaalladda kala qeybsan ee Gaalkacayo. Ilo dhinaca Galmudug ...
Maleeshiyooyinka Puntland iyo kuwa Galmudug ee isku hor fadhiyey magaalladda kala qeybsan ee Gaalkacayo ayaa lagu soo waaramayaa inuu saakayto ...
Maxkamadda Kingston ee dalka Britain ayaa la filayaa inay bisha soo socoto xukun ku rido nin British ah oo ...
Dr. Abdullahi Abdi Yussuf oo Somali ah ayaa laga hakiyey hawlihii shaqo ee uu u qaban jirey Boliska magaalladda Manchester ...
Maliki Wakibi oo ah Askari ka tirsan Ciiddanka Uganda ee sannadkii hore ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay ...
Maxkamadda magaalladda Sheffield ee dalka Britain waxay xukun 36 sanno ah ku riday Nin Somali ah oo lagu magacaabo Jaamac ...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.