Ximin iyo Xeeb oo Diiwaangelinaysa Dadka Tagga Cadaado

Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa Bilaabay iney diiwaangeliyan Dadka tagaya Magaaladda Cadaado,halkas oo ay ku sugan yihiin Ergooyin loogu talo galay ka qeybgalka Shirka Maamul u sameynta.

U Jeedada Diiwangelintan ayay ku sheegeen Saraakiisha Ammaanka Maamulka Cadaado Sarre u qaadida Amniga iyo in lala socdo dhaqaaqa qof kasta oo ku cusub Magaaladda iyo guud ahaan Deegaanadda Maamulkasi.

Dadka shacabka ah ee ku nool Deegaanadda Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa arintan Walaac ka muujiyay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor