• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Xildhibaan Rug-caddaa ah oo sheegay inuu Donald Trump yahay Cunsuri

Bilan Media by Bilan Media
July 22, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha  Guddiga Kor-joogtada ee Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiiladda Maraykanka, Elijah Cummings ayaa sheegay inuusan wax shaki ah kaga jirin inuu Madaxweyne Trump yahay cunsuri (a racist), waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka Bandhigga Aroornimadda Axadda ee Telefishinka ABC News ee ‘ Sunday morning talk show’.

‘Waxaan rumeysanahay inuu yahay…haa..shaki kuma jiro arrintaasi” ayuu yiri Xildhibaankaasi oo marti ku ahaa Barnaamijkaasi Toddobadalaha ee uu daadihiyo Weriye George Stephanopoulos.

Waana arrin naadir ah inuu Xildhibaan Maraykan ugu yeero Madaxweynaha ‘Cunsuri’, inkastoo uu qof kasta xaq u leeyahay inuu cabiro Aragtidiisa Taagan.

Doodda Barnaamijkaasi ayaa lagu falaanqeynayey Xiisadda siyaasadeed ee socota iyo qoraalkii uu Madaxweyne Trump soo dhigay Twitter-kiisa bishan July 14-da, taasi oo uu Afarta Xildhibaanadda Haweenka ka tirsan Kongareeska ugu baaqay inay dib ugu laabtaan dalalkii ay horey uga yimaadeen.

Xildhibaan Elijah Cummings oo 68-jir ah, kana tirsanaa Kongareeska muddo 37 sanno waxa uu sheegay inuu horey shaki uga qabay inuu Trump yahay Cunsuri, balse ay u rumowday arrintaasi, markii ay Taageerayaasha Trump dibadbax ku qabteen Gobalka North Carolina, iyagoo ku dhawaaqayey “U dir iyada gadaal” oo ay ugala jeedeen Ilhan Omar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka.

“Waxaan maqlay isla nooca Jaantii ay ku dhawaaqayeen Dibadbaxaayaasha ee ahayd “Aad hoygaaga, Adiga ma lihid halkan” ayuu yiri Xildhibaanka oo sheegay inuusan isaga keliya ahayn qofka midabka leh ee khibradda u leh dhaqanada noocaasi ah.

 

Waxa uu sii raaciyey: “Maxay samayn kartaa  marka uu Trump sameeyo waxan oo kale, wuxuuna Xildhibaanku sheegay inay taasi keeni karto dareen la mid ah kii uu goobjooga u soo ahaa in ka badan 50-sanno ka hor ee aadka u xanuunka badnaa.

Elijah Cummings oo ah Siyaasi Madow waxa uu mar Madax ka ahaa Kudlada xildhibaanadda Madow ee ka tirsan Kongareeska Maraykanka, wuxuuna sannadihii 1960-kii isagoo 12-jir ah ka qeyb galay Dibadbax ay dadka Madow ku taageerayeen in bulshadda si wadajir ah ugu dabaashaan meelaha u furan inay dadweynaha ku dabaashaan.

Si kastaba ha ahaatee, Trump iyo Taageerayaashiisa waxay isku hawleen inay hoos u dhigaan Hal-ku-dhegoodii ahaa “Dib u celiya,Iyada”,  wuxuuna Trump u sheegay Suxufiyiinta inuusan ku faraxsanayn falkii Taageerayaashiisa, balse, shalay ayey xaajadu noqotay Ka-daroo Dibi dhal, kadib, markii uu Trump twitter-kiisa soo dhigay Codsi uu raalli-gelin kaga dalbanayo afarta haweenka ka tirsan Kongareeska ee uu ku hayo weerarka cunsuriyadda leh.

 

 

 

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Kenya iyo Saraakiil sarsare oo loo xiray fadeexad Musuq

Next Post

Sawirro:-RW Kheyre oo Tababar u furay Ciidamo dhawaan la Qarameeyay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Sawirro:-RW Kheyre oo Tababar u furay Ciidamo dhawaan la Qarameeyay

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00