Wasaaradda Waxbarashada Dowladda oo Go’aano Cusub soo saartay

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo ku aadan Waxbarashada sannad dugsiyeedka 2019/2020.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada ayaa waxaa lagu shaaciyay in la joojiyay qaadashada casharadii waxbarashada dugsiyada ee sannad dugsiyeedka 2019/2020 oo ay hadda ka harsan tahay muddo ka yar afar isbuuc;

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Ardayda sannad dugsiyeedka dhamaaday lagu qiimeyn doono heerkii ay daruusta ka marayeen xiligii lagu dhawaaqayay xeritaanka dugsiyada.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaaradda Waxbarashada dalka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media