Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Xukuumada Federalka, Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in dhaqaalaha Dalka uu liito taasina ay saameesay dakhliga dowlada.
Wasiir fargeeti ayaa hadalkaas ka hor sheegay Kulankii ay Mudanayaasha Golaha shacabka shalay ku yeesheen Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in Ganacsatada Shirkadaha waa weyn aysan bixin Canshuuraha, isla markaana uu Dalku ku jiro Marxalad Doorasho iyadoo ay abaaro ka taagan yihiin deegaano badan.
Halkan Hoose ka dhegeyso Wasiir Fargeeti: