Taliska Ciidanka booliska oo war kasoo saaray Ciidamo la geeyay garoonka diyaaradaha

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Iyadoo ay soo baxayeen warar sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho la geeyay Ciidamo ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Taliska ciidanka booliska Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in aysan jirin Ciidamo la geeyay Garoonka Aadan Cabdulle Cismaan (Aaadan Cadde).

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka