Shacabka Gobolka Mudug oo amar Culus la dul dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto Amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudug.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay wareegtadaan ay kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayna fulinayaan amarka Amniga lagu sugayo guud  ahaan Gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal  Wuxuu Bulshada ugu baaqay in ay u hoggaansamaan amarka.

Hoos ka aqriso warqadda