Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan waxa uu Maamulayaasha Sacuudiga 2 qoddob oo muhiim u ah qaddiyada dilkii Saxafigii Sacuudiyaanka ee bishan October 2-dii lagu dilay Qunsulliyada Sacuudiga ee ku taalla Istanbul.
Madaxweynuhu waxa uu codsaday:
1- Dowladda Turkiga loo soo gacan geliyo Dembiilayaashii ku lugta lahaa dilkaasi.
2- inay Dowladda Sacuudiga shaaciso halkii ay ku aaseen maydka Saxafigii Jamaal Khashoggi.