Akhriso: Puntland oo deegaanadeeda ka sameeyneysa howlgalkii ugu weeynaa

Shirkii golaha wasiirada Puntland ee maanta ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay kamid tahay Dar-dargalinta Ganacsiga Puntland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iyo sidoo kale Shilalka Gadiidka ee kusoo badana Puntland gaar ahaana gobolka Nugaal.

Sidoo kale Shirka golaha ayaa laga soo saaray qodobo kale oo ay kamid tahay amniga iyo Ansaxita Xeerka kormeerka kaas oo wasaaradaha kaladuwan laga doonayo inay kormeer ku sameyeen xarumaha ay ku leeyihiin degmooyinka iyo goboladda 9 ah ee Puntland.

Hoos ka Akhir Warmartiyeedkii laga soo saaray Shirka.