War Deg Deg ah: la taliyaha Madaxweynaha ee dhanka arimaha dhaqaalaha iyo Maamulka oo la magacaabay

Amiin Axmed Sheekh C/raxmaan ayaa loo magacaabay in uu noqdo  la taliyaha Madaxweynaha ee dhanka arimaha dhaqaalaha iyo Maamulka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa lagu magacaabay  la taliyaha Madaxweynaha ee dhanka arimaha dhaqaalaha iyo Maamulka.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com