Trending
- Akhriso: Taariikhda Khadra Daahir Cige oo Caawa Hargeysa ku Geeriyootay
- Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 2/07/2022
- Dowladda Soomaaliya oo Codsi u dirtay Dowladdaha Carbeed ee taageera
- Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 2/07/2022
- Akhriso: Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka oo fasax kooban galay
- Ukraine oo dalbatay in la qabato Markab Ruush ah oo sida Qamadi laga xaday
- Madaxweyne Axmed Madoobe oo amar kusoo rogay hay’addaha ka howlagala Jubbaland
- Madaxweynaha Imaaraadka Carabta oo dhambaal u soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh
- Kenya oo sheegtay inay howlgal ku dishay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab
- Dad dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dhul-gariir xooggan oo ka dhacay Iiraan
Marwada Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa Maanta Tacsi ugu Tagtay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay Maanta geeriyootay Hooyada Isaga Dhashay.
Allaha u naxariistee Ruqiyo Macalin Daahir oo ah hooyada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku geeriyootay Maanta Dalka Canada.
waxa ay jirtay 90 Sanno.
Related Posts