Maamulka Gobalka sh/dhaxe oo faahfaahiyay howlgal laga sameyay jowhar

Gudoomiye ku xigeynka dhanka Amniga ee G/sh/dhaxe Axmed faal ayaa ka warbixiyay howlgal Ciidamada Dowlada ay ka sameyeen dagmada Jowhar ee Xarunta Gobalkaasi.

Halkan Ka dhageyso Codka Axmed Faal.