Diyaaradaha Kenya oo duqeeyay Degmadda Baardheere

Diyaaradaha Kenya ayaa maanta duqeeyay deegaano kamida degmada Brdheere ee Gobolka Gedo.

laba diyaarad ayaa fuliyay duqeentaasi ka dhacday Baardheere.

Lama oga khasaaraha ka dhashtay duqeentaasi.

duqeenta diyaarada dowladda Kenya ay ka geesteen degmadda Baardheere ayaa kusoo beegmaysaa xilli Xalay dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab ay weerar ka geesteen Degmadda Mandhera ee dalka Kenya.