DHAGEYSO: Wasiirka Gargaarka “Waxaan ku baaqayaan in isku meel Aan  ku Bixino gurmadka”

Wasiirka gargaarka ee xukuumada Maryan Qaasim ayaa sheegtay inuu socdo gurmadka abaaraha, hasa’ahaatee loo baahanyahay in hal dhinac loo jiheeyo gurmadka, si la’isugu daba rido howlaha gurmadka abaaraha,

Maryan Qaasim ayaa ugu baaqday dhinacyada gurmadka abaaraha inay isku meel wax ku bixiyaan, si loo nidaamiyo gurmadka loo fidinayo dadka ay saameysay abaarta.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.