DHAGEYSO: Wasiirka Dastuurka oo Maamul Goboleedyada Ka Dalbaday Inay Kala Shaqeeyaan Dib u Eegista Dastuurka

Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa madaxda maamul goboleydyada dalka ka codsaday inay kala shaqeeyaan wadatashiyada la xiriira dib u eegista Dastuurka.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay inay muhiim tahay qeyb kasta oo ka mid ah dastuurka in si’ aad ah loo fiiriyo , lana eego dadka ay xuquuda ka maqan tahay, sida dadka baahiyaha gaarka qaba iyo dumarka oo soo hadal qaaday wasiirka Dastuurka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

1