(Dhageyso) Dab qasaaro hantiyadeed geestay oo ka kacay xaafado ka tirsan Kaaraan

wararka aan caawa ka helnay dagmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in dabxoogan uu qabsaday xaafado hoostaga dagmadaasi.

dabkan oo qasaarihiisa sababin mid nololeed ayaa la sheegay in uu saameeyay guryo gaarayay sadax guri oo ku tala dagmada Kaaraan.

mid kamid ah haweynekii daganaa guri kamid ah guryaha dabka qabsaday ayaa Dalsan uga war bixisay dabkaasi

Halkan hoose ka dhageyso codka