DEG DEG:-Gudigii Jawaari wadahadalka ku matali lahaa oo la shaaciyey

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay guddi u matalaya wadahadalo la filayo in uu dhexmaro guddi kale oo ka socda Xildhibaanadii mooshinka ka keenay.
Guddiga uu soo magacaabay Gudoomiye Jawaare waxaa ka mida Xildhibaan   Abdulkadir Osoble
2,Beene Beene 3 Xildhibaan Sacdiyo 4,Xildhibaan Fowsiya Shiekh iyo Xildhibaan Xassan Yare 6 Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.
Dhinaca kale ayaa iyana waxa ay dhankooda Magacaabeen Guddi kale oo iyana wadahadalada ugu qeyb galaya.