DEG DEG: Al Shabab oo xaqiijisay iney qabsatay 12 Kenyan ah

Xarakada Al Shabab ayaa xaqiijisay in Gacanta ay ku heyso 12 Askari oo Kenyan oo ay nolosha ku qabteen intii lagu jiray Weerarkii Shalay ay ku qaaden Saldhiga AMISOM ee Ceel Cade.

Warbaahinta ku hadasha Magaca Al Shabab ayaa sheegeysa in 2 kamid ah ay soo gaaren dhaawacyo halis ah intii Dagaalka uu socday.

Baraha Bulshada ayaa lagu soo qoray Wararka sheegashada Al Shabab  Ee ah iney nolosha ku qabsaden 12 askar oo Kenyan ah.