DEG DEG: 150 qof oo ku dhimatay Xajka

Ugu Yaraan 150 qof oo xujey ah ayaa ku dhimatay 390 kalena waa ay ku dhaawacmen isbuurasho ka dhalatay Malaayiin Xujey ah oo ku sugnaa Magaalada Barakeysan Ee Makah.

Ciidamada Ammaanka iyo Ila wareedyo ka tirsan Saraakiisha Caafimaadka sacuudiga ayaa xaqiijiyay Khasaarahasi.