Ugu yaraan 400 oo neef oo Ari ah oo ku dhintay degmadda Iskushuban

ugu yaraan 400 oo neef oo Ari ah ayaa ku dhintay degmadda Iskushuban ee gobolka Bari kadib markii halkaasi ay ka da’een roobab mahiigaan ah.

Roobabkan ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa dhanka kale waxaa ay geesteen khasaare iyada oo deegaanka Dabar ay ku dhinteen 400 oo Ari ah.

Saacadihii ugu dambeeyay Gobolo ka tirsan Soomaaliya waxaa ka curtay roobabkii Gu’ga oo si weyn loo sugayay.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor