Sharcigan cusub ayaa soo galootigii hore u joogay Talyaaniga iyo midka cusub ee imanayaba si isku mid ah u saameynaya, Balse waxa la hakin karaa kaliya marka uu baarlamaanka dalkaasi uu diido, kaas oo heysta illaa iyo horraanta bisha Diseembar.
Dadka sharcigaan uu saameyn doono ayaa waxaa ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkaasi horay u joogay iyo kuwa doonaya inay haatan galaan,kuwaas oo walaac ka muujiyay.